AFHAYEENKA MADAXTOOYADA PUNTLAND
Afhayeenka madaxtooyada Puntland Jaamac Deperani oo hadalo kajeediyey furitaanka tababarka, ayaa soodhoweeyey tababarkan oo muhiimad weyn u leh warbaahinta qaybna kaqaadan doona xoojinta xiriirka Dawlada iyo Warbaahinta
1
view
MADAXWEYNIHII MUSUQA: TAXANAHA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH
MADAXWEYNIHII MUSUQA: TAXANAHA MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO MUSUQMAASUQIISII MEEL KASTA GAARAY - Q3aad
Waa Qaybtii 3aad ee Madaxweynihii Musuqa. Qaybtii 2aad ee hore waxaad ku maqasheen faahfaahin kooban oo ku saabsan musuqa xad dhaafka ah ee Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya iyo shaqaaleysiinta qaraabadiisa, siiba adeerkiis iyo dumaashidiis iyo qaraabo kale oo aan wax khibrad ah u lahayn shaqooyinka loo igmaday
Qaybtan 3aad ee Madaxweynihii Musuqa waxaan faahfaahin dheeraad ah daaha kaga rogeynaa musuqa xargaha goostay ee Guddoomiyaha Bangiga Dhexe iyo Maareeyaha Guud ee Bangiga iyo war la’aanta ama ka raali ahaanshaha Villa Somalia.
Kalkan Xildhibaan Cabdillaahi Xaashi Abiib waxa uu faahfaahinayaa sida bareerta ah ee maamulka Bankiga dhexe ee Soomaaliya ay ugu tagrifalaan xoolaha ummadda. Ku takrifalada Xildhibaan Abiib uu faahfaahiyey waxaa ugu horreeya Hanti-dhowrka oo shaqadii loo igmaday ka doortay laaluush qaadasho iyo Guddoomiyaha Bangiga Dhexe oo si bareera ugu sheegay hantidhowrka in aan loo baahneyn in la baaro xisaabaadka Bangiga Dhexe. Guddoomiyuhu waxaa kale oo uu diiday in uu soo hor fariisto Guddiga Maaliyadda ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya isagoo aaminsan in uu sharciga ka sarreeyo, baarlamaankuna uusan lahayn awood uu Bangiga Dhexe ku baaro.
1
view
CABDI FAARAX SICIID (JUXAA)
Dawlada Puntland oo ka hadashay dil xalay ka dhacay deegaanka Kalabayr ee gobolka Nugaal, Wasiirka Arimaha Guddaha Puntland Cabdi Faarax Siciid (Juxaa) ayaa Daljir la hadlay.
DAAHFURKA DIB UQEYBINTA KAARARKA COD BIXINTA
GAROOWE,JUNE 22 2024: Daahfurka dib u qeybinta Kaararka codbixinta Degmooyinka Doorashadu ka dhacayso.
WASIIRKA WASAARADDA WARFAAFINTA, ISGAARSIINTA, HIDDAHA, DHAQANKA IYO DALXIISKA
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta, Hidaha, dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa hadalkajeediyay kulanwaynaha dowladda Puntland iyo dadweynaha reer Puntland oo lagu qabtay magaalada Garoowe
MADAXWEYNE KU-XIGEENKA PUNTLAND
Madaxwayne ku-xigeenka dowladda Puntland Ilyaas Osmaan Lugatoor ayaa ka qeybgalay kulan waynaha dawladda Puntland iyo dadweynaha reer Puntland oo lagu qabtay magaalada Garoowe
NABADOON KHADAR AXMED MATAAN | MARXALADII DARNAYD EE DEEGAANKA SOOMAALIDA SOO MARAY
NABADOON KHADAR AXMED MATAAN | Deegaanka Soomaalidu waxuu soo maray marxalad Argagax leh xaataa xilli waxaa jirtay aan geeridii Hooyaday imankari waayey, Isbadalka Dawladda Deegaanka Soomaalida ka dhacay maaha mid lasoo koobi karo, Waxaanan ku faraxsanahay in dib loogu celinayo doorashadii Maamulka Magaalada Jigjiga oo muddo 3sanno ah xayirnayd | Wariye Jamarti
1
view
FAADUMO JAAMAC JIBRIIL OO SHEEGTAY GURIGEEDA BAYDHABO
"Aadan Madoobe iyo Xasan Sheekh yaan la iga aasin haddii ay dhintaan, gurigeygii Baydhabo waxaa xoog ku haysta Aadan Madoobe," Faadumo Jaamac Jabriil ayaa sheegtay in gurigeeda oo Baydhabo ku yaala uu xoog ku deganyahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Aaden Madoobe | Wareysi Abdinasir Ibrahim Mohamed
1
view
DAD LIITA OO TUUGA AH OO KU DHASHAY XERYAHA QAXOOTIGA KENYA AMA XAMAR BAA REER AWDAL MATALA,
DAD LIITA OO TUUGA AH OO KU DHASHAY XERYAHA QAXOOTIGA KENYA AMA XAMAR BAA REER AWDAL MATALA, WARAYSI PROF. NAGEEYE, AWDAL STATE
Prof. Nageeye waxaan ka waraysanay eedda Wasiir Kuxigeenka Caafimaadku u jeediyey Xildhibaan Abiib iyo qofka uu yahay Xildhibaan Maxamed Amin, Wasiir Kuxigeenka Caafimaadka oo dhawaan lagu eedeeyey lunsasho lacag lagu bixin lahaa kharashaad wafti reer Awdal oo Xamar shaqo u joogay.
"Ninna amaanuu lunsaday ninna maxaa u lunsatay buu leeyahay, waana farqiga u dhexeeya Xildhibaan Abiib iyo Wasiir Maxamed Amiin | Gedabuursi waa dadka ugu aqoonta fiican Soomaalida balse waxay xukun noogu dhiibeen ciyaalkii xeryaha qaxootiga ku dhashay oo aan dhaqan iyo ammaano midkoodna aqoon, waxaa se ugu roon oo maanta muuqdaa waa xildhibaanka ay ku dhaganyihiin Xildhibaan Cabdullaahi Abiib," Wareysi Professor Nageeye.
1
view
MAANHADAL | DHAMAYSTIRKA DOORASHOOYINKA
TOOS: Maanhadal, Dhamaystirka Doorashooyinka golayaasha deegaanka, Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland & Siyaasi Shoortaaye ayaa falanqaynaya.
1
view
AQOONYAHAN FARXAAN CABDIRAXMAAN | DOORASHADA JIGJIGA
Xubin Musharax Xisbiga Barwaaqo ah oo leh Reerkayagow idoorta oo Qabiil wax ku doonaya majiro ee Shacabka Jigjiga ayey ka rabaan codkooda, Deegaankuna wuu ka gudbay xiligii waxwalba kor looga soo yeedhin jiray, Farxaan Cabdiraxmaan Faarax oo kamid ah Aqoonyahanka DDS ahna Shaqaale Dawladdeed ayaa uwaramay | Wariye Jamarti Yahye
2
views
GUDDIGA DIFAACA MADAXBANNAANIDA & MIDNIMADA OO MUSUQ HORLEH IYO QARAABAKIIL LAGU EEDEEYEY
GUDDIGA DIFAACA MADAXBANNAANIDA & MIDNIMADA OO MUSUQ HORLEH IYO QARAABAKIIL LAGU EEDEEYEY
Guddiga Difaaca Madaxbanaanida iyo Midnimada Dhuuled ee Soomaaliyeed ee uu dhawaan magacaabey Madaxweyne Xasan Shiikh oo hore loogu eedeeyey musuqmaasuq iyo qaraabokiil ayaa mar kale waxaa soo wajahay eedo horleh.
Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyey Qaramada Midoobay Danjire Ciid Bedel Maxamed ayaa war saxaafadeed uu maanta soo saaray ku faahfaahinaya.
4
views
ISHA BIYAHA DABIICIGAA EE KASOO DILAACA GUNTA BUURAHA SINTA AY KU HAYSO DEGMADA UFEYN GOBOLKA BARI
ISHA BIYAHA DABIICIGAA EE KASOO DILAACA GUNTA BUURAHA SINTA AY KU HAYSO DEGMADA UFEYN GOBOLKA BARI
Safarkii ay kooxda Warbaahinta Radio Daljir Ku tageen Degmada Ufeyn Gobolka Bari iyagoo dultagay Isha Biyaha Dabiiciga ee Ufeyn | Najiib Xassan Fanax
3
views
WARAYSI | XAALKA LAFACIISE
WARAYSI KAMAAL BASHIIR, GUDDOOMIYAHA DHALLINYARADA QURBAJOOGTA QAARADDA YURUB EE BEESHA GADABUURSI & XAALKA LAFACIISE
Markasta dadka Gadabuursi inta la laayo ayaa ladhahaa waa qadar dhacday, maanta xasuuqa ka dhacay Magaalada Lafaciise maaha mid aan ka aamusi karno. Kamaal Bashir ayaa uwaramay
6
views
WACYIGALINTU BULSHADA WAX HAKA BADASHO
" Waxaa ilaahay Mahadiisa in Dalku aaday Dimuqraadiyad , Waxaana Rajaynayaa in Dimuqraadiyadu Wacyiga Bulshada Wax kabadashio
1
view
DADKA LA HAYB SOOCO AYEY UGA FADHIYAAN
"Dadka la hayb sooco Wadanka Qiimo ayey ugu Fadhiyaan laakiin anagu Ma ogin , Dalkeenu Malahan Wax Soo Saar oo Wax Walba Dibada ayaan ka keensanaa hadana Dadka ka qayb qaadanaya Wax soo saarka Dalka Magacyaynu u bixinaynaa."
1
view
FARXIYA YUUSUF XIRSI
Farxiyo Yuusuf Xirsi " Dadka Qabiilku Ragaadiyey in ay wax walba bi`inayaan waan qaadanaynaa lakiin in Dadkii Waxbartay oo indhaha Bulshada ahaa ay naga hiiliyaan Qaadan Mayno "
3
views
GUDDOOMIYAHA URURKA HAWEENKA IYO CARUURTA
Guddoomiyaha ururka haweenka iyo carruurta dadka laga tirada badan yahay, Farxiyo Yuusuf Xirsi ayaa Maanta Soo Xirta Tababar kusaabsan hindisaha u qareemida siyaasada iyo qaab-dhismeedka sharci ee ka qaybgalka nolosha guud ee dadka Soomaaliyeed ee la sheego in laga tira badan yahay oo Mudo laba Maalmood ka Socday Magaalada Garowe .
3
views
AABAHAY AYAA KU AASAN QABUURAHA ISKOOL BULUUSIYA
"Aabahay ayaa ku aasan qabuuraha Iskool Buluusiya, go'aanka dowlada argagax ayuu nagu noqday," Wariye Maxamed Toolman oo kamid ah ehelada meydadka laga saarayo Qabuuraha Buluusiya | Abdinasir Ibrahim Daljir Nairobi
2
views
WAA FARRIIN KA TIMID XILDHIBAAN CABDILLAAHI XAASHI ABIIB OO UU U DIRAYO UMMADDA SOOMAALIYEED
Xildhibaan Abiib ayaa farriintiisa ku bilaabaya, "Xildhibaanada Soomaaliyeed ku kaalmee sidii ay ula xisaabtami lahaayeen Villa Somalia iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybqaado dib-u-curashada Xildhibaano si dhab ah kuu matala oo dalkeena Soomaaliya u matala."
Xildhibaan Cabdillaahi Xaashi Abiib ayaa farriintiisa ku daraya, “Ogaada Soomaaliyeey maanta waxaan ku jiraa halgan, waxaana dagaal kulul kula jiraa musuqmaasuqa iyo qaraaba-kiilka baahsan ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku hayo dalkeena. Dawlad wanaaggu waa asaaska bulsho waana gunta caddaaladda iyo bulsho barwaaqo ah. Si taas loo helana waxaa lama huraan ah in Xildhibaanada Soomaaliyeed ay helaan xirfadaha iyo aqoonta lagamamaarmaanka u ah adeeg hufan.
Laakiin taas kaligay awood uma lihi oo waa lagamamaarmaan in aan gacan ka helo bulshada Soomaaliyeed. Sidaa darteed, waxaan idin ka codsanayaa inaad gacan ka geysataan tababarada aan u qorsheeyey xildhibaanada Soomaaliyeed si loo helo adeeg bulsho oo hufan oo ay kamidyihiin:
1. Sharcidejin hufan oo wadata fulin
2. Ilaalinta shuruucda dalka oo loo wada simanyahay
3. Daahfurnaan iyo xisaabtan dhab ah si loo helo kalsooni shacab iyo adeeg dawlo
4. Maamul Wanaag si loo hiigsado hormar
5. In la helo adeeg dawlo sida daryeel caafimaad, waxbarasho iyo kaabayaal dhaqaale
6. Tiirka Caddaaladda oo la xoojiyo"
Xildhibaan Cabdillaahi Xaashi Abiib oo sii wata baaqa ayaa ka codsanaya bulshada Soomaaliyeed in ay "ka qaybqaadaataan sanduuqa dhaqaale ururinta oo taageeraan isbabeddel-doonka Soomaaliya ka hanaqaaday, si ay horseed ugu noqdaan helitaanka dowlad si hufan oo dhab ah u matasha dadkeena iyo dalkeena."
Xildhibaan Abiib ayaa baaqiisa ku soo gunaanaday, “Maanta aan u midowno qaddiyaddan sharafta leh oo dalkeena aan u horseedno mustaqbal ifaya. Tabarrucaaga iyo taageeradaada maanta mid weyn iyo mid yarba waxa uu Soomaaliya ku hagayaa dhabbaha nabadda, caddaaladda iyo waliba dhabbe barwaaqo oo Soomaali ay u wada dhantahay. Ku mahadsanid taageeradiina hagar la'aanta ah.”
Haddaba arag akoomada hoose dal iyo dibad oo ka qaybqaado tabarucaadka habka onlaynka, kan e-Dahabka iyo waliba kan EVC-iga:
Gofundme: gofund.me/3482f85a
Goobaha deeq-bixinta ee Soomaaliya:
e-Dahab: *113*122344$#
Hormuud Merchant: *789*696171*$#
3
views
QORSHAHA CAFARTA & GALBEEDKA SITTI, DDS
Dagaalka Canfartu waddo waa qorshe lagu doonayo sidii dhulka Galbeedka Sitti looga tirtiri lahaa dadka iyo magaca Soomaaliyeed. Canfartuna waxay go'aan ku gaadheen inay qabsan doonaan illaa Diri-Dhabe," Barre Daahir Suge oo kamid ah Odayaasha qurbajoogta ee u ololeeya qadiyada Soomaalida iyo tan Reer Sitti ayaa u warramay Wariye Jamarti
8
views
MUQDISHO | OO LAGU DILAY WADDAAD CAAN AH
Waddaad caan ka ahaa Degmada Dharkenleey oo la dilay
3
views
DRS XAFSA CALI
"Qof aan waligiis Saliinge qof ku durin ayaa adeerkiis Shaqo Isbitaal ah keenayaa," dilaaga qoriga iyo kan irbada waa isku mid," Drs Xafsa Cali | Abdinasir Ibrahim Mohamed
1
view
ABWAAN SHUBE | TODDOBAAKA DHAQANKA
Abwaan Shube oo Caawa ka qayb galay Munaasabada Xiritaanka Todobaadka Dhaqanka oo Caawa Lagu qabtay Magaalada Garowe .
1
view