DAADAD KUSOO ROGMADAY TOGGA WEYN EE GAROOWE
Daad xoogan oo ku soo rogmaday togga wayn ee Magaalada Garoowe ayaa saaka la tagay Gaari, waxa xayiran oo la joojiyay isku socdaka gawaarida yar-yar ee u kala gudbaha labada daraf ee Togga.
4
views
GAALKACYO | Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee Sanadka 2024
Barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee Sanadka 2024 waxaa lasoo gabagabaynayaa 22 ka bishan May, waxaa Tartanka kama danbaysta ah isugu soo haray labada Iskuul ee Boosaaso Public School iyo Maxamed Cawaale Secondary School-Boosaaso.
Haddaba qaar kamid ah shacabka Gaalkacyo ayaanu microphone ka la dhex qaadnay si ay aragti uga dhiibtaan Tartanka ay isku arkayaan labada Iskuul ee waaweyn.
2
views
MADAXWEYNE KU XIGEENKA GALMUDUG, ALI DAHIR EID
Ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka furay Shirka wadatashiga horumarka amniga ee wasaaradaha amniga iyo Talisyadda Booliska labada heer Dowladeed.
1
view
BOOSAASO | Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Boosoaso ayaa aragtidooda ka dhiibtay
Qaar kamid ah Shacabka Magaalada Boosoaso ayaa aragtidooda ka dhiibtay Barnaamijka Tartan iyo Tacliin oo ay kama danbaysta isku arkayaan labada Iskuul ee Boosaaso Public School iyo Maxamed Cawaale Secondary School-Boosaaso
1
view
TAAGEER TABABARKA XILDHIBAANADA & SENATARADA DAWLADDA FEDERAALKA SOMAALIYA
Baaq Waxtar Degdeg ah: Taageer Tababarka Xildhibaanada & Senatarada Dawladda Federaalka Soomaaliya
Xildhibaanada Soomaaliyeed garab bay naga rabaan. Aqoon kororsi bay rabaan. Waajibkooda oo ay fahmaan bay rabaan. Xukun-wanaagga oo ay hoggaan u noqdaan bay rabaan. Nagu soo biir oo qayb ka noqo hadafkan oo ah awoodsiinta xubnaha Baarlamaanka Soomaaliyeed si ay u siyaadsadaan aqoonta xirfadaha lagama maarmaanka u ah xukun-wanaagga, sida sharcidajinta, caddaaladda, sharci ilaalinta, xuquuqda aadanaha, iyo laxisaabtanka xukuumadda.
Taageeradaada, garab-istaagaaga iyo deeqda aad nagu taageerto waxa ay suurtagalineysaa madaxbannaanida Xildhibaanada iyo Senatarada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya si ay si hufan ugu adeegaan shacabka ay matalaan.
Nagu garabistaag deeq, ha ahaato $1, $5, $10, $50, $100, ama hadba wixii aad awooddo.
Golaha Shacabka iyo Golaha
Aqalka Sare ee Baarlamaanka
Federaalka Soomaaliya
Xildhibaanada ugu horeeyey baa u
baxay Waddanka Netherlands oo ay ku
soo baran doonaan Sharci Dejinta,
Cadaalada, Isla Xisaabtan ka,
Daahfurnaanta, iyo Xuquuqda
Shacabka.
Ka qaybqaado oo taageer sidii Xildhibaanada Soomaaliyeed u noqon lahaayeen kuwo si dhab ah u matala shacabka Soomaaliyeed. Nagu garag-istaag hadba wixii aad awooddo oo booqo goobaha deeq arurinta ee hoose:
https://gofund.me/3482f85a
Farriintaan waxaa idiin soo gudbinaya Xildhibaan Cabdullaahi Xaashi Abiib oo matala gobolka Awdal iyo degmada Gebileh iyo hay'dda Horn and East Africa Parliamentary Institute (HAEAPI) | https://haeapi.org/
> Daljir Media
3
views
SAHANKA DALJIR, DDS | FEERACAD-DHAQAYABOOR
Waa Q6aad ee Sahanka Daljir ee balliga Feeracad illaa magalada Dhaqayaboor| Qaybtan waxaan ku eegi doonnaa taariikhda tuulada Laan Wilif, tariikhda tuulada Dhagax Jab | Waxaa intaas sii dheer baadigoobka xoolaha
1
view
WARAYSI KAMAAL BASHIIR, GUDDOOMIYAHA DHALLINYARADA QURBAJOOGTA QAARADDA YURUB EE BEESHA GADABUURSI
Gobolka cusub ee la sheegay in Gabiley xaruntiisu noqoneyso wuxuu halis weyn galinayaa aayaha dadka reer Awdal, kaas oo lala rabo in badda gobolka Awlad la sooraaciyo Gabiley. Muhiimadda badeynta Gabiley ayaa lagu macneynayaa in ay la xiriirto badda uu Muuse Biixi rabo in uu Itoobiya ku wareejiyo.
Kamaal Bashir ayaa Daljir u sheegay in reer Awdal aysan ku baraarugsaneyn khataraha soo fooleh.
4
views
SAHANKA DALJIR & DDS | QALOOCAN
Waa Q5aad ee Sahanka Daljir iyo magalada QALLOOCAN | Qaybtan waxaan ku eegi doonnaa taariikhda magaalada Qalloocan iyo waxbarashada magaalada, siiba dugsiga sare ee Qalloocan | Waxaa intaas sii dheer cabashada bulsho ee biyo la'aan iyo fiiro la'aan
2
views
ARDAA B9 | GABADHA OO QAANGAARIN IN GUURKA LAGU QASBO WAXAY SABAB UNOQOTAA FURNIINKA
In gabadha mustaqbalkeedu xumaado oo caafimaad daro lasoo daristo nolosheeda waxaa sabab u ah dhaqamada xunxun sida gudniinta oo kale ee waxaa waajib ah in bulshada wacyigalin joogto ah lasiiyo
> Fikirkaaga ka dhiibo doorka weyn ee bulsheed ee haweenka
3
views
QUUDINTA BUKAANKA IYO NAFAQADA
Bukaanka waa in lasiiyaa cunnooyin nafaqo leh iyo Cabitaan faro badan
4
views
RIYADII RUMOWDEY EE DEKEDDA GARACAD | SIDA LOO DHISAY IYO QAYBAHA AY KA KOOBANTAHAY
Waa Qaybtii 8aad ee Barnaamijka Riyadii Rumowdey ee Dekadda Garacad | Engnerka dhismaha Dekadda Ismaaciil Cali Halable ayaa uwaramay | Wariye Jamarti
6
views
SIYAASI SIIDOW MACALIN SIIDOW
"Baasaboorkii Diblomaasiga ahaa waa micna beelay," qofkasta oo aan xitaa dowlada ushaqeyn ayaa wata," Wasaarada Arimaha Dibadda shaqadeeda uma madax banaana.
5
views
DAARIMI | TULI GUULEED | DDS
Bilicda Buuraha Santarka Daarimi ee Degmada Tuli Guuleed, Gobolka Faafan, DDS
17
views
BAYDHABO, AQOONYAHAN CABDILAAHI XAAMUD MAXAMED
Baydhabo: Aqoonyahan Cabdilaahi Xaamuud Maxamed, Arimaha Siyaasada ee Koonfur Galbeed, Saamaynta Dawlada Federalka ee Baydhabo iyo Walaaca ay qabaan mucaaradka Koonfur Galbeed ayuu Daljir uga waramay.
9
views
BARNAAMIJKA GANCASIGE EE RADIO DALJIR
Gudoomiyaha ganacsatada koonkur galbeed Axmed Maxamed Shiikh ayaa todobaadkan ku cusuman | Waraysi Wariye Hothan Abdirizak
9
views
SAHANKA DALJIR & DEGMADA UFEYN GOBOLKA BARI
Q1aad | Taariikhda Degmada Ufeyn, gabaygii laga tiriyey markey degmo noqotay, sheekooyinka isha biyaha dabiicigaa ee buuraha ka soo burqada, caqabadaha iyo halka ay marayaan biya-galinta degmada Ufeyn | Waa tabintii iyo curuntii Najiib Xassan Fanax
5
views
RIYADII RUMOWDEY EE GARACAD | MAXJARKA DHOOFKA XOOLAHA |
Waa Qaybtii 7aad ee Barnaamijka Riyadii Rumowdey ee Garacad | Shaqsi kasta oo raba inuu xog ka helo ama saami ku darsado Maxjarka Garacad waxa uu la xidhiidhi karaa aasaase ahna maareeyaha Maxjarka Garacad Cabdisiciid Cali Suuryaan, Tel. +252 907 760 702
4
views
PUNTLAND | DHAWRISTA XUQUUQDA IYO WAAJIBAADKA DASTUURKIGA
Dhawrista Xuquuqaha Iyo Waajibaadka Dastuuriga ah ee Muwaadinku waa Udub dhexaadka Dawlad wanaaga, Dimuqraadiyada iyo dardargelinta Isla-Xisaabtanka," farriinta Bulshada Rayidka ah ee Puntland PUNSAA
3
views
MID KAMID AH ARDAYDII KA QALINJABISAY MACHADKA PUNTLAND COLLEGE
Mid ka mid ah ardayda ka qalinjabinaysa Machadka Puntland College of Technology and Science.
3
views
XILDHIBAAN | CABDULAAHI AADAN KULANE
"Xafiiska UNSOM wuxuu ilaalinayey xataa Dawladaa danaha naga leh iyo isku hayntooda, haduu meesha ka baxo waxaa imaan doonta in Dawlado ku dagaalamaan Soomaaliya dhexdeeda," Xildhibaan Abdullahi Aden Kulane
5
views