IMTIXAANKA MAC'HADKA MACRUUF ONLINE ACADEMY OO SI RASMI AH U BILAABMAY

10 months ago
1

Waxaa maanta si rasmi ah Xarumaha Mac'hadka Macruuf Online Academy uga furmay Imtixaan bileedkii Mac"hadka oo ay u fadhiisteen Dhammaan ardeyda Qeybaha kala duwan ee barata Xirfadaha iyo Luuqadaha.

Imtixaanka oo u Naqshadeysnaa Qaabka Ka duwan kuwii hore ayey maamulka iyo macalimiintu kula dardaarmeen Ardayda in ay muujiyaan dadaal dheeri ah | Najiib Xassan Wacdi

Loading comments...