WASIIRKA WARFAAFINTA PUNTLAND | MAXAMUUD CAYDIID DIRIR

3 months ago
1

#Puntland ayaa diidey xeerka xogta Rasmiga ah ee dhowaan ay ansixiyeen golaha wasiiradda Soomaaliya iyo golaha Saxaafadda ee ay dhiseen wasiirada Soomaaliya, wasiirka warfaafinta Puntland oo shir saxaafadeed ku qabtay Garoowe ayaa xeerka ku tilmaamay xeerka caburinta (censorship law)

Loading comments...