🎥 Sida Loo Sameeyo Metamask Wallet | Talaabo Talaabo (2025)

1 month ago
251

Ku soo dhawoow muuqaalkaan cusub! Maanta waxaan ku barayaa sida loo sameeyo Metamask Wallet adigoo adeegsanaya tallaabooyin fudud. Waa muhiim inaad haysato boorsada Metamask si aad ugu kaydiso una maamusho lacagahaaga crypto sida Ethereum iyo token-yada kale.

📌 Waxaad baran doontaa:

Sida loo soo dejiyo Metamask

Sida loo abuuro Wallet cusub

Sida loo ilaaliyo Recovery Phrase

Iyo sida loo isticmaalo si ammaan ah

Ha ilaawin inaad Subscribe gareyso si aad u hesho casharro badan oo ku saabsan crypto, blockchain iyo maalgelin online ah!

👇 Soo gal group yada si ad update u hesho :

📲 Telegram: https://t.me/supertalentedleaders

📲 WhatsApp: https://chat.whatsapp.com/IRpoyC8OVfJ4BbWQUZ0qng?mode=ac_t

Contact me on telegram:
Https://t.me/Abdikadirfanax

#Metamask #CryptoSomali #BoorsadaMetamask #Fanaxtips

Loading comments...