Gumaystaha oo Xalay Gantaalo roobka looga dhigay lagana soo riday dhinaca gaysiyaasha B/dhexe.

7 months ago
10

Gumyastaha oo Xalay Gantaalo roobka looga dhigay lagana soo riday dhinaca gaysiyaasha B/dhexe ee aanan dhamanin sikasta oo gumaystuhu u rabo inuu baabiyo.
Ciidankii Farxadka ee Bashar Alassad oo loo qabqabanayo reexan reexan.
ninkii loosoo diray inuu kharijiyo Na-tan-yhuu oo maxkamad lasoo saray argagax galiyey madaxdii gumaystaha markuu sheegay wuxuu damacsanaa.

Loading comments...