JAALIYADA PUNTLAND EE CARIGA MARAYKANKA

4 months ago
2

Shir muhiim ah oo ay yeesheen Golaha Sare ee Jaaliyadda Qurba-Joogta Puntland ee Amerika ayaa waxaa laga soo saaray go’aamo masiiri ah.

Fatima Malta oo ah Afhayeenka Jaaliyadda ayaa inoo faahfaahinaysa ujeedada shirka iyo qodobada la ansixiyey. Mohammed Abdulahi

Loading comments...