MADAXWEYNE KUXIGEENKA PUNTLAND | ILYAAS CUSMAAN LUGATOOR

7 months ago
4

"Waxaan bogaadinaynaa mowqifka uu ka qaatay madaxwaynaha maamulka Jubbaland, shirka ka socda Muqdisho, anagu diyaar baan u nahay inaan ka shaqayno waxii Soomalia lagu badbaadinaayo," Madaxwayne kuxigeenka Dowladda Puntland Iliyaas Cismaan Lugatoor o maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Loading comments...