PROF, DR SHAAFI OO GAROOWE SOO GAADHAY

11 months ago
3

Waxaa maanta magaalada Garoowe, gaar ahaan Arafat International Hospital soo gaaray Prof. Dr Shaafi oo loo aadi jiray Magaaladda Muqdisho.
Dhakhtarku Waxa uu Fulin doona Dhammaan Qalliimada Noocyadooda Kala Duwan sida:
Qallimada Uur Ku Jirta, Xameetida, Qabsinka, Eernada, Bawaasiirta, Burooyinka iyo Prostatada.

Loading comments...