WAXAAN ARKI JIRNAY WADDAN DOWLAD QUDHA AY LEEDAHAY EE WALI MAANAN ARAG

3 months ago
1

WAXAAN ARKI JIRNAY WADDAN DOWLAD QUDHA AY LEEDAHAY EE WALI MAANAN ARAG MEEL LABA DAWLADDOOD MAAMULAAN | Sahra Cabdi Ibraahin oo kamid ah Shacabka Tuli Guuleed

"Xukuumadda Deegaanka Soomaalidu waxbarashada iyo adeegyada kale way noo qabatay ee laakiin waxa ay wax ka qaban kari la'adahay Oromadan dhulka Soomaalida ku soo durkaysa ... Oromadu waxay rabtaa dhulka Soomaalida ee waxsoosaarka leh inay xoog iyo xeeladba ku qaadataan. Biyo-xidheenka Marar intii la qodanayey way arkayeen Maamulka Deegaanka Soomaalidu oo way ku daawanayeen ..." | Wariye Jamarti

Loading comments...