DHULKA TULI GUULEED EE MAAMULKA OROMIYA BIYO-XIDHEENKA KA DHEX SAMAYSTEEN

5 days ago
1

DHULKA TULI GUULEED EE MAAMULKA OROMIYA BIYO-XIDHEENKA KA DHEX SAMAYSTEEN | Maamulka Oromada ayaa Biyo-Xidheen ka hirgaliyey Tuulada Marar oo hoos timaada Degmada Tuli Guuleed Ee Gobolka Faafan, Maamulka Oromada ayaa qorshahoodu yahay sidii ay ula'wareegilahaayeen gabi'ahaanba dhulka Soomaalida Ee Tuli Guuleed, ayakoo wali haysta dhulkii ay kasoo barokiciyeen Shacabka Tuli Guuleed sida Magaalada Jinacsani oo hadda Oromiya hoos tagta | Wariye Jamarti

Loading comments...