WAAGII XASAN LOO MAGACAABAY DEGMADA GAALKACYO

10 months ago

Waagii Xasan loo soo magacaabay Degmada Gaalkacayo, waxaan is lahaa balaa naloo soo magacaabay, balse hadda waxaan qirayaa inuu yahay Xassan Jidka, Nin shaqadiisa si nadiif ah u gudanaya oo musuqmaasuq aan shaqo ku lahayn. Duqa Gaalkacyo waxa aan weydiisanaya Cafis.

Loading comments...