MAAMULKA DEGMADA, CIIDANKA AYAA CANSHUURAHA U QAADA

3 months ago

"Maamulka degmada, ciidanka canshuurta u qaada waa dad aan damiir lahayn oo na dila, dukaannada naga burburiya annaga oo canshuurta inaan bixinno diyaar u ah. Waxaan ka codsaneynaa maamulka inay noo soo diraan shaqaale xirfad leh oo shaqada yaqaan."
Keyf Cali Axmed.

Loading comments...