OROMADA GAROOWE OO KU FAANAYA SHAQOOYINKA AY HAYAAN

6 months ago
6

OROMADA GAROOWE OO KU FAANAYA SHAQOOYINKA AY HAYAAN UNA GACANHAADIYEY IN ORAMADU GAROOWE TIMAADO

Oromada Garoowe oo warbaahinta ka soo muuqatay ayaga oo ku faanaya shaqooyinka ay hayaa iyo noloshooda wacan ayaa baaq u diraya Oromada Itoobiya in ay Garoowe yimaadaan, meesha dhalinyarada Puntland ay si joogto ah uga cabanayaan shaqo la'aan | Wariye Jamarti

Loading comments...