WASIIR HORE WASSAARADA ARIMAHA DIBADA EE DFS

8 months ago
2

Wasiir hore ee Wasaarada Arimaha Dibada Dawlada Faderalka Soomaliya Abshir Omar Huruuse ayaa khudbada ka jeediyay xuska sannadguuradii 26-aad ee kasoo wareegay xiligii la Asaasay Puntland oo caawa Magaalada Garoowe siwayn looga xusay.

Loading comments...