DAGAALADA SOKEEYE EE WARDHEER IYO DAGAALKA CADOWGA DUULLAANKA KU AH GALDEEBKA SITTI

6 days ago
1

Nabadoon Khadar ayaa nooga warramay sababta uu u soo noqnoqonayo dagaal beeleedka Wardheer iyo sidii xal waara looga gaadhi lahaa. Sidoo kale Nabadoonka oo ka hadlay xaaladda Galbeedka Sitti asaga oo qurbajoogta Soomaaliyeed ugu baaqay in ay garabistaag u muujiyaan ciidamada dagaalka kula jira Canfarta | Waxa uu u warramay Wariye Jamarti

Loading comments...