Premium Only Content
WAA FARRIIN KA TIMID XILDHIBAAN CABDILLAAHI XAASHI ABIIB OO UU U DIRAYO UMMADDA SOOMAALIYEED
Xildhibaan Abiib ayaa farriintiisa ku bilaabaya, "Xildhibaanada Soomaaliyeed ku kaalmee sidii ay ula xisaabtami lahaayeen Villa Somalia iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybqaado dib-u-curashada Xildhibaano si dhab ah kuu matala oo dalkeena Soomaaliya u matala."
Xildhibaan Cabdillaahi Xaashi Abiib ayaa farriintiisa ku daraya, “Ogaada Soomaaliyeey maanta waxaan ku jiraa halgan, waxaana dagaal kulul kula jiraa musuqmaasuqa iyo qaraaba-kiilka baahsan ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku hayo dalkeena. Dawlad wanaaggu waa asaaska bulsho waana gunta caddaaladda iyo bulsho barwaaqo ah. Si taas loo helana waxaa lama huraan ah in Xildhibaanada Soomaaliyeed ay helaan xirfadaha iyo aqoonta lagamamaarmaanka u ah adeeg hufan.
Laakiin taas kaligay awood uma lihi oo waa lagamamaarmaan in aan gacan ka helo bulshada Soomaaliyeed. Sidaa darteed, waxaan idin ka codsanayaa inaad gacan ka geysataan tababarada aan u qorsheeyey xildhibaanada Soomaaliyeed si loo helo adeeg bulsho oo hufan oo ay kamidyihiin:
1. Sharcidejin hufan oo wadata fulin
2. Ilaalinta shuruucda dalka oo loo wada simanyahay
3. Daahfurnaan iyo xisaabtan dhab ah si loo helo kalsooni shacab iyo adeeg dawlo
4. Maamul Wanaag si loo hiigsado hormar
5. In la helo adeeg dawlo sida daryeel caafimaad, waxbarasho iyo kaabayaal dhaqaale
6. Tiirka Caddaaladda oo la xoojiyo"
Xildhibaan Cabdillaahi Xaashi Abiib oo sii wata baaqa ayaa ka codsanaya bulshada Soomaaliyeed in ay "ka qaybqaadaataan sanduuqa dhaqaale ururinta oo taageeraan isbabeddel-doonka Soomaaliya ka hanaqaaday, si ay horseed ugu noqdaan helitaanka dowlad si hufan oo dhab ah u matasha dadkeena iyo dalkeena."
Xildhibaan Abiib ayaa baaqiisa ku soo gunaanaday, “Maanta aan u midowno qaddiyaddan sharafta leh oo dalkeena aan u horseedno mustaqbal ifaya. Tabarrucaaga iyo taageeradaada maanta mid weyn iyo mid yarba waxa uu Soomaaliya ku hagayaa dhabbaha nabadda, caddaaladda iyo waliba dhabbe barwaaqo oo Soomaali ay u wada dhantahay. Ku mahadsanid taageeradiina hagar la'aanta ah.”
Haddaba arag akoomada hoose dal iyo dibad oo ka qaybqaado tabarucaadka habka onlaynka, kan e-Dahabka iyo waliba kan EVC-iga:
Gofundme: gofund.me/3482f85a
Goobaha deeq-bixinta ee Soomaaliya:
e-Dahab: *113*122344$#
Hormuud Merchant: *789*696171*$#
-
1:23:33
Michael Franzese
10 hours agoThings to look forward to in 2025
27.4K18 -
LIVE
I_Came_With_Fire_Podcast
11 hours agoDefeating VICTIMHOOD: Advocacy, Resiliency, and Overcoming Abuse
887 watching -
2:00:56
Game On!
17 hours ago $8.09 earnedNFL Experts debate if Joe Burrow will make HISTORY in Week 18!
69.5K8 -
2:07:57
InfiniteWaters(DivingDeep)
4 days agoHOW TO ENTER 2025 LIKE A BOSS!
13.2K1 -
15:43
Tactical Advisor
3 hours agoBEST and WORST Guns Of 2024
9.41K3 -
9:14
Dermatologist Dr. Dustin Portela
3 hours ago $0.54 earnedProducts a Dermatologist Actually Uses
10.4K9 -
20:54
inspirePlay
5 hours ago $2.85 earned🏌️♀️ Extreme Knockout Golf Challenge Part 2 – Do the GIRLS beat the BOYS? 🏌️
31.8K2 -
24:09
Squaring The Circle, A Randall Carlson Podcast
4 hours ago#033 At The Crossroads - Squaring the Circle: A Randall Carlson Podcast
19.4K10 -
50:17
BIG NEM
4 days agoBrian Herzog: From Zero to 150 MILLION Views in a Year 🚀
13.2K1 -
2:48:35
FreshandFit
17 hours agoHenny Chris VIOLATES 5 Girls 🤣
193K158