WARQAD FURAN: "MA YEELAYNO IN HOGGAANKA KUUMADE GACANTOODA LAGU BURBURIYO PUNTLAND

18 days ago
1

WARQAD FURAN: "MA YEELAYNO IN HOGGAANKA KUUMADE GACANTOODA LAGU BURBURIYO PUNTLAND," DANJIRE IDD BEDEL

Mudane RW Xamse Cabdi Barre, waxaan ku xusuusinayaa in aad tahay hoggaamiye Soomaaliyeed, hayana darajada ugu sarreysa Beesha Daarood. Taas micnaheeda waa in aad tahay Hoggaamiye Daarood oo ka soojeeda Puntland iyo Jubaland.

RW Xamse, labo sano waxaan si mug leh u difaacayey xukuumadda aad hoggaamiso, waxaana kaala saftay Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni, ahaa saaxiibkay, haddana wali ah saaxiib dhow, dib ayeyna dadkiisu u soo doorteen.

Loading comments...