WARAYSI GAAR AH XILDHIBAAN HORE CABDIBARRE JIBRIIL

1 month ago
4

WARAYSI GAAR AH XILDHIBAAN HORE CABDIBARRE JIBRIIL OO AAN KA WARAYSANAY DUULLAANKA VILLA SOMALIA KU ABAABULAYSO PUNTLAND | Sida ay Daljir dhawaan baahisay waxaa socda abaabul baaxad weyn oo Villa Somalia waddo kana dhan ah xasiloonida Puntland. Abaabulka oo waayahaan socday shalay ayuu ka hanaqaaday Xamar kaddib markii Wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha ee Villa Somalia Cali Xoosh iyo Asad Cusmaan Dayaaano, Taliyihii hore ee ciidanka la dagaalanka argagixisada ee loo yaqiin PSF ay Xamar ku shiriyaan mucaarad dawladda Puntland.

Abaabulka Xamar iyo qorshaha Puntland uga yaal waxaan ka waraysanay Xildhibaan hore Cabdibarre Jibriil.

Loading comments...