VILLA SOMALIA OO ISU DIYAARINEYSA DAGAAL KA DHAN AH PUNTLAND

6 months ago
12

Wararka aan ka helayno ilo ka agdhow Villa Somalia ayaa tibaaxaya in Madaxtooyada Soomaaliya ay abaabulayso duullaan ka dhan ah Puntland iyo waliba mucaaradka Puntland oo ku kala irdhoobey qorshaha Villa Somalia. Waa warbixinta maanta ee Daljir Media.

Villa Somalia ayaa ku hawlan abaabulka shirqool lagu majaxaabinayo nidaamka dawliga ah ee Puntland, abaabulkan oo si toos ah uga socda Xafiiska Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud waxaa fulintiisa si gaar ah uga shaqaynaya masuuliyiin ka tirsan Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya oo ka soojeeda Puntland.

Loading comments...