MUQDISHO | Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir

11 months ago
2

Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa ku dhawaaqay in wax dambi ah lagu waayey Agaasimayaashii hore ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda iyo Agaasimihii Canshuuraha Berriga ee Wasaaradda Maaliyadda

Loading comments...