Premium Only Content
This video is only available to Rumble Premium subscribers. Subscribe to
enjoy exclusive content and ad-free viewing.

WASIIR FIQI OO HORMUUD U NOQDAY HANJABAADAHA DAWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA EE KA DHANKA AH PUNTLAND
1 year ago
4
Waa markii labaad oo Wasiir Fiqi u marodhigto Dawladda Puntland asaga oo kalkii hore Wasiir Cali Xoosh faray in "Puntland taataabasho badan kaaga baahantahay."
Wasiir Fiqi ayaa kula dardaarmay Wasiir Cali Xoosh in sheekadii hore ee Puntland laga aamusi jiray sida Somaliland ay hadda dhammaatay oo "Puntland taataabasho badan kaaga baahantahay."
Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale faray Oday Shirwac in uu Puntland ku laabto oo shaqo la yaqaan ka qabto. Oday Shirwac oo haatan deggan Nairobi ayaa xilligii Siyaad Barre loo magacaabay Garaad, laakiin waxaa hadda booskaas bulshada Garacad ku matala Garaad Jaamac Ciise.
Loading comments...
-
LIVE
Dr Disrespect
4 hours ago🔴LIVE - DR DISRESPECT - WARZONE - RAGE ON THE MAIN STAGE
1,902 watching -
LIVE
Akademiks
3 hours agoDrake Tries for another #1?? Kodak vs YB still? Ksoo gets snitched on. Doechii plz stop botting
1,242 watching -
LIVE
The HotSeat
43 minutes agoHate Crimes In Cincy + Hiring A White Girl Makes You A NAZI?!?!
553 watching -
25:24
Stephen Gardner
1 hour ago🔥 RFK Just SHUT DOWN a DISTURBING Problem!
2962 -
LIVE
Film Threat
5 hours agoVERSUS: SUPERMAN VS. THE FANTASTIC FOUR | Film Threat Versus
119 watching -
LIVE
The Nunn Report - w/ Dan Nunn
1 hour ago[Ep 715] The Trump Way: Deals & Peace | Hate Crimes – Brutal Beat Downs | CA Homeless Money Scam
265 watching -
2:36:55
Nerdrotic
6 hours ago $0.41 earnedCancel Kurtzman Trek | The Fate of the Superhero Film - Nerdrotic Nooner 502
31.9K2 -
LIVE
Viss
3 hours ago🔴LIVE - The Tactics That Lead To Consistent Wins in PUBG!
74 watching -
1:31:50
Russell Brand
3 hours ago“I’ll NEVER Be The Same…This SHOCKED Me” Dan Bongino Breaks Silence & Vows to Reveal “TRUTH” - SF621
149K83 -
1:02:24
Sean Unpaved
3 hours agoGridiron to Diamond: Rookie QBs, Madden 99s, Salary Caps & NIL's Ripple Effect
26.8K