HORDHAC SAHANKA DALJIR EE BEERAHA YAROOGI, SSC-KHATUMO

3 months ago
3

Hordhacyada Sahanka Daljir waxay marka hore ku soo hormarayaan TAAGEERAYAASHA DALJIR, maalmo kabacdina taageerayaasha kale ee Daljir ku taxan.

Taageerayaasha Daljir waxa ay ka qaybqaadan karaan barnaamijka Sahanka Daljir ayaga oo talo ku darsan kara goobaha loo aadayo Sahanka iyo waliba meelaha la sii marayo iyo dadka la wareysanayo.

Haddii aad rabto in aad kamid noqoto taageerayaasha Daljir ku soo biir DALJIR SUBSCRIBERS.

Loading comments...