WARDHEER, DOOLLO | DAGAAL BEELEED SABABAY DHIMASHO IYO DHAAWAC

1 year ago
2

WARDHEER, DOOLLO | Dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Wardheer iyo Ugaas Cabdulwali Ugaas Ukun oo kamid ah odayaasha dhaqanka oo baaq nabadeed u soojeediyey | Wariye Jamarti

Loading comments...