XEEBTA GARACAD | GARAAD JAAMAC CIISE OO REER PUNTLAND IYO DHAMMAAN SOOMALIDA FARRIIN U DIRAY

1 month ago
4

Garaad Jaamac Ciise: "Islaan Bashiir waa Guddoonka Isimada Beesha Cumar Maxamuud, cid xil ka qaadi kartaana ma jiro."

Garaadka oo ku sugan degmada Garacad ayaa farriin u diray Madaxwaynaha Puntland asagoo ku taageeray go'aanka uu ka qaatay arrimaha masiiriga ah ee Puntland.

Loading comments...