SAHANKA DALJIR | DDS | DHAGAXBUUR ILLAA WARDHEER

1 year ago
6

Waa Qaybtii 2aad ee Sahanka Daljir iyo bilowga safarkii Dhagaxbuur | Qaybtan waxaan ku eegi doonnaa taariikhda magaalada Qabri Dahar, Daarta Sheygoosh, dhismaha waddada isku xirta Qabri Dahar iyo Wardheer, dhibaatada gaadiidka ee waddo xumada Wardheer | Waa tabintii iyo curuntii Suxufi Najiib Xasan Fanax

Loading comments...