MARTISOOR NAIROBI | SHIRKII LAGU SOO GABAGABEEYEY BOSTON USA

1 year ago
13

Shirkii lagu soo gabagabeeyay Boston USA ee looga hadlayay Nabada Gobalka Mudug, maxaa halkaas laga la doonay? Waa maxay sababta ay uga baaqdeen masuuliyiinta saldhiga u ah nabadda Mudug?

Su'aalahaas iyo kuwa kale waxaan weydiinay Gudoomiyaha Degmada Jariiban Ali Siciid Cabdinuur khaliif oo shirkaas ka qaybgalay | Abdinasir Ibrahim Mohamed ayuu uwaramay isagoo ku sugan Minneapolis

Shirkada Isgaarsiinta Golis Telecom ayaa idin sahashay Barnaamijka Martisoor

Loading comments...