Premium Only Content

LinuxMint an alternative to windows OS
Linux Mint: Waa Operating system[OS] ama barnaamij Kombiyuutarada ku shaqeeyaan oo bilaash ah una dhigma lana jaanqaadi kara buuxina kara baahiyaha qofku u baahan yahay hadana uu u dhanyahay dhamaan agabyadii qofka uga baahanyahay kombiyuutarka in uu isticmaalo oo dhan hadana bilaash ah tayo buuxdana leh oo aan u baahnayn ka hortaga faayrisyadad[No Need Anti-Virus]. Linux MInt barnaamijkaan wuxuu kuu badali karaa in uu buuxiyo ama kuu badalo isticmaalka WIndows operating system in aad uga maaranto adigoo wax kharash ah oo kaa baxaayo aysan jirin. Waxaa intaas kuu sii dheer waa mid adiga kuu gaar ah oo aan ku xadgudbayn xogaha kuu gaarka, halka Microsoft ayba ku naaxda ka ganacsiga macluumaadka kuu gaarka ah in ay ka ganacsato kuna xadgudubto. Linux Mint waxaad ka soo rogan kartaa ka gadaalna aad ku xiran kartaa kombiyuutarkaaga cinwaanka aad ka heli kartana waa websaaytkaan linuxmint.com
Fadlan haddii aad ka heshay isku dubaridka waqtiga la geliyey ka mid noqo oo ka faaiideyso shaqsi ahaan marka hore ka gadaalna adna u sii gudbi cidii ka faaiideysan karto oo kale.
Su'aalo iyo Jawaabo
Haddii aad rabto in lagaa taageero sidii aad ugu xiran lahayd kombiyuutarkaaga Linux Mint waad na soo weydiin kartaa adigoo nagala soo xiriiray info@illeys.com ama websaaytkeena illeys.com
Waxaa isku soo dubariday kana soo shaqeeyey waa Daauud Cali Axmed iskana leh xuquuqda daabacaada iyo dhamaan wixii ku jira looma isticmaali karo idin la'aan si ganacsi ah, balse wixii ka faaiideysi ah oo dadka looga faaiideynayo waa la sii faafin karaa.
illeys.com
info@illeys.com wixii su'aalo ah ku soo hagaaji halkaan
-
LIVE
Dear America
37 minutes agoThis Was Worse Than George Floyd! A Line Has Been Crossed! This Is War!
14,740 watching -
LIVE
Matt Kohrs
9 hours agoNew Market Highs!!! (ORCL, PLTR, & TSLA & More) || Live Trading Futures & Options
457 watching -
LIVE
Wendy Bell Radio
4 hours agoENDING THE CAPTURE
4,150 watching -
LIVE
LFA TV
2 hours agoLFA TV ALL DAY STREAM - WEDNESDAY 9/10/25
10,103 watching -
1:22:44
JULIE GREEN MINISTRIES
2 hours agoLIVE WITH JULIE
36.1K95 -
LIVE
JuicyJohns
52 minutes ago🟢#1 REBIRTH PLAYER 10.2+ KD🟢
173 watching -
LIVE
Crypto Power Hour
1 hour agoMaster Your Crypto, The Ultimate Wallet Guide
80 watching -
26:39
Producer Michael
19 hours agoMY $32,000 EMIRATES FIRST CLASS FLIGHT!
35.3K6 -
10:12
BlaireWhite
1 day agoWoke TikTokers Are SUPPORTING The Trans Shooter..
1.47K11 -
48:21
The Confessionals
21 hours agoPossessed by the Gods? The Truth About Avatars w/ Jonathan Cahn
10.3K6