Waxa aan ilaa hadda ognahay weerarka dhimashada badan ee lagu qaaday cisbitaalka Gaza

1 year ago

Waxa aan ilaa hadda ognahay weerarka dhimashada badan ee lagu qaaday cisbitaalka Gaza
Saraakiisha Falastiiniyiinta ayaa sheegay in ugu yaraan 500 oo qof ay ku dhinteen duqeymo dhanka cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay isbitaalka Al-Ahli Arab Hospital ee Gaza.

Loading comments...